wasiiru dowlaha beeraha iyo warabka somalia

mudane asad cabdirisaaq maxamad oo hogaaminayo wafdi rasmi ah oodowlada soomaaliya ogaqayb galayo ifad innvation day 2025 oo ay soo agaasintay sanduuqa caalamiga ah ee hormarinta beeraha ee IFAD kulankan oo sanadle ah ayaa lagusoobandhigay hal abuurada guulaystay sanadkaas gaar ahaan kuwa saamaynta ku leh wax soosaarka cuntada dunida qayb kamid ah kulanka waxaa waxaa diirada lagusaaray hal abuurka ay dowladuhu hormuudka kayihiin gaar ahaan dalalka nugul waxaana wasiiru dowluhu carabka ku adkeeyay in hogaaminta xukuumadu marka ay ka ambaqaado baahida bulshada isla markaana aylashaqayso lahowgalayaasha iyo khubarada caalamiga ah ay horseedi karto isbadal muuqda oo xoojinaya

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *