raysulwasaaraha xukuumada fadaralka soomaaliya

raysulwasaaraha jamhuuriyada fadaraalka soomaaliya xamse cabdi bare ayaa kulan muhiim ah laqaatay madaxwaynaha djabuuti ismaaciil cumar geele
raysulwasaaraha iyo madaxwaynaha ayaa kawada hadlay xariirka kadhexeeya soomaliya iyo jabuuti arimaha aminga siyaasada dhaqaalaha xaaladaha gobalka iyo sidii looxoojinlahaa iskaashiga walaalnimo ee labada shacab raysulwasaare xamse ayaa sheegay xukuumada danqaran ay xaqiijisay mudadii ay shaqaynaysay guulo wax ku ool ah ee laxariira dhinacyada hormarinta aminiga dhaqaalaha siyaasada iyo dowlad dhiska dowlad dhiska dalka asagoo hoosta kaxariiqay in guulahaasi lagugaaray iskaashiga iyo wadashaqayn haayadaha kaladuwan ee dowlada
sidookale raysulwasaaraha xamse cabdi bare ayaa umahadceliyay shacabka iyo dowlada jabuuti sida walaatinimada ah ay ugarabtaagsnyihiin dalkeena waxa uuna adkeeyay muhiimada iskaashiga istiraatiijiga ah ee soomaliya iyo jabuuti asagoo ku amaanay doorka muhiinka ah ee madaxwayne ismaaciil cumar geele kuleeyahay nabada iskusoodhawaynta gobalka gaar ahaan umada soomaliyeed meelkasta ay joogaan
dhankiisa madaxwaynaha jamhuuriyada jabuuti ismaciil cumar geele ayaa tilmaamay indowlada iyo shacabka jabuuti ay siiwadi doonaan taageerada iyo garab istaaga dowlada soomaaliya asagoo soobandhigay dadaalka ay kubixinayaan nabada amniga iyo xasiloonida soomaaliya