madaxwaynaha jamhuriyada fadaraalka soomaaliya xasan sheekh maxamuud

madaxwaynaha jamhuuriyada fadaraalka soomaaliya xasan shiikh maxamuud ayaa kulalan wadatashi ah laqaatay hogaanka xisbiyada siyaasada ee isdiiwaan galiyay doorashada kuwaas door muhiima kaqaadanayo geedisocodka dimuquraadiya dalka
kulankaan oo diirada lagusaarar hirgalinta doorasho qof iyo cod ah ayaa madaxwaynuhu ogawarbixiyay dadaalada baaxada leh ee 20tankii samo ee lasoodhaafay lagubixiyay sishacabka soomaaliyeed uhelaan fursad ay sitoos ah codkooda ugu doortaan hogaan katurjumaya rabitaankooda
madaxwaynaha ayaa xusay in ay dowladu kago antahay inladhamaystiro hogaanka doorashooyinka kudhisan halgof iyo hal cod asagoo carabka ku adkeeyay in wada tashiyada qaran latashi lala yeesho daneeyayaasha siyaasadeen ay kamidyihiin tiirarka muhiimka ah ee laguxaqiijinayo hanaan doorasho oo daah furan
dhanka kale hogaamiyayaasha siyaasada ee lakulmay madaxwayne xasan shiikh ayaa bogaadiyay dadaalka iyo goaanka dowlada iyo dhamaystirka nidaamka dimuquradiyadeen iyagoo soojeediyay indowladu kordhiso wacyigalinta dadwaynaha ee nidaamka doorashada tooska ah