madaxwaynaha jamahuuriyada fadaralka soomaaliya

madaxwaynaha jamhuuriyada fadaraalka soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa khadka taleefoonka kulahadlay dhigiisa turkiga rajab dayib urdugan wadahadalka labada madaxwayne ayaa diirada lagusaaray xariirka labgeesoodka ah ee soomaliya iyo turkiga iyo arimo kusaabsan gobalka iyo dunida inteedkale
madaxwayne urdugan ayaa madaxwayne xasan uxaqiijiyay inturkigu taageersanyahay himlooyinka homarineed soomaaliya ee kusalaysan dimuquradiyada uuna sii kordhindoono taageeradiisa
sidookale madaxwaynaha turkiga ayaa xusay in iskaashi rajabadan leh uu kadhexeeyo turkiga iyo soomaaliya taas oo ay umuheemsantahay dhinacyada tamarta iyo kaluumaysiga
madaxwayne xasan ayaa oga mahadceliyay dowlada turkiga taageerada balaaran ee joogtada ah ay siiso soomaliya
ugudanbayn madaxwayne urdugaan ayaa udiray salaan iyo bogaadin madaxwayne xasan sheekh iyo shacabka soomaaliyed munasabada soosocota ee ciida carafo owgeed