gudoomiyaha cusub ee gobalka banaadir ahna duqa magalada muqdisho xasan maxamad xuseen muungaab

gudoomiyaha cusub ee gobalka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho xasan maxamad xuseen muungaab ayaa lagusoodhaweeyay aqalka dowlada hoose ee xamar asaa goo halkaas kulakulmay gudoomiya xilka sii banaynaya ee maxamad axmad armiir
gudoimiyaha cusub ee xasan maxamad xuseen muungaab ayaa intuu halkaas kusugnaa wuxuu booqday xafiisyada kaladuwan ee maamulka gobalka banaadir iyo xoghayaha dowlada hoose ee xamar
gudoomiyuhu wuxuu kormeer kutagay xarumaha caafimaad curmadka dabdamiska halkaas uu warbixinkaga dhagaystay agaasimayaasha kaladuwan ee waaxyaha wuxuuna sidookale kormeer kutagay taliska ilaalinta deegaanka xamar halkaas uu salaan saraf kagaqaatay cutub katirsan ciidanka deegaanka ilaalinta ee xamar ee minashiibiyo