gudoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya

gudoomiyaha aqalsare ee baarlamaanka baarlamaanka jamhuriyada fadaraalka soimaaliya iyo wafti uu hogaaminayo ayaa booqasho rasmi ah kutagay magaalada mosco ee caasimada dalka ruusha gudoomiyuhu intuu halkasa kusuganyahay wuxuu kumalamo gaar ah layeelandoo gudomiyaha golaha fadaraalkadalka ruushka velentina metvienko kulankaas ayaa looga hadlayaa xiriiska siijireenka ah ee udhexeeya soomaaliya iyo ruusha iyo dhisida iskaashi ay yeeshaan baarlamaanka labada dal
modomiye velentina metvienko ayaa carabka ku adkaysay indowlada ruushku garabtaagantahay soomaaliya ilamarkaana ay diyaar uyihiin inay taageero kasiiyaan dhinaca millatariga waxbarashada dhisida ciidamada iyo kaalmada bini aadanimo
dhanka kale godoomiye cabdi xaashi cabdilaahi ayaa xusay in xariirka ruushka iyo somaaliya uu yahay mid soojireen ah oo soobilowday sanadkii 1964 afarsano kadib xoriyadii soomaaliya sidokale wuxuu xusay kaalintii lama ilaawaanka ahayd ee midowgii soofiyeetiga uu kaqaatay gurmadkii abaaraha 1974-1975 iyadoo loosoodiray gargaar bi aadanimo iyo diyaarado lagubadbaadinay dadka ay abaaruhu saameeyeen
ugudanbayn godoomiye cabdi xaashi ayaa oga mahadceliyay gudomiyaha aqalka baarlamaanka ruusha soodhawayntii ay usameeyen sagoo xusay indowlada soomaaliya diyaar utahay inay dhisti siday xariir waabaagsan oo joogta ah olayeelanlahayd ruusha iyo baarlamaanka fadaraalka dalkaas