|

Dowlada soomaaliya ayaa maanta farinka kusabsan shaqalaha iyo hormarinta dhaqalaha ugudbisay shirka shaqalaha adunka ee Geneva

wafdiga dowlada soomaaliya oo uu hogaaminaya wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada yuusuf maxamad aadan ayaa wasiirku khudbad kajeediyay shirwaynaha 113aad ee shaqaalaha aduunka eekasoconayo magalada Geneva ee dalka Swizerland

wasiika oo khudbadiisa ogahadlay talaabooyinkii ugudanbeeyay ee ay qaaday dowlada soomaaliya uqaaday hormarinta shaqaalaha soomaaliyeed iyo xuquuqdooda iyadoo dowladu ay meelmarisay siyaasada iyo shuruucda muhiim ah shaqaalaha soomaaliyeed iyadoo dhinaca kalana tilmaamay in dowladu kuhowlantahay sidii loohormariblahaa shaqaalaha soomaliyed

dhinacakale hoghaya guud ee xiriirka ururada shaqaalaha soomaaliyeed ee matalaya shaqaalaha soomaliyeed ayaa shirka 113aad ee ururka shaqaalaha aduunka kajeediyay khudbad uu ogahadlay xaalada ay kusuganyihin dhaqaalaha soomaaliyeed isagoo dhanka kale kubogadiyay dowlada soomaaliya iyo sharciga shaqaalaha soomaliya oo dib u eegislagisameeyay wuxuuna calamka kacodsaday inay gacankagaystan dhaqangalinta sharcigan

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *