mucaaradka soomaaliya warkasoosaray xulista gudiga xuquuqul insaanka

mucaarad soomaaliya ayaa walaac xoogan kamuujiyay xulista habka loomaray gudiga madax banaan ee xuquuqul insaanka mucaaradka ayaa walaac kaqaba xubnaha gudiga oo uu kamidyahiin gudiyada madaxa banaan ee dastuuriga ah ayay sheegeen in uu sicab ubaalmarsanyahay qodobada 41aad iyo 111b ee dastuurka kumeelgaarka ah oo dhigayo in baarlamanka fadaraalku dhiso gudiga xaquud gudiga xaquuda aadanaha uqaybsan ookamadaxbanaan maamulka dowlada ahaadana midloodhanyahay
Sidookale mucaaradka ayaa sheegay xulista xubnaha gudiga ayaasicad ogasoo horjeedada sharci l r 16 ee soobaxay 27 bishii juun sanadii 2016 oolagudhisayo gudiga gaar ah qodabkiisa 15aad ee faahfaahinayo habraaca loomarayo talaabada koobaad ee lagu sooxulayo xubnaha gudiga kumeelgaarka ah ee sooxulayo musharaxiinta utartamayo gudiga