dagdag wararka imaanaya gobalka galgaduud ee bartamaha soomaaliya

wararka ma imaanayo waqooyiga gobalka galgaduud ayaa sheega in subaxninadii hore saakay maleeshiyaad hubaysan ay weeray kuqaadeen deegaano hoosyimaad magaalada galinsoor halkaas uu kadhashay khasaaro isgujira dhimashada 9 nuux iyo dhawaawac intaa kabadan meeleeshiyaad weerarka gaystay oo hayb ahaan kasoojeed dagmada dhabad ee gobalka galgaduud taas oo dabasocotay dilay horay ogadhex dhacay beelaha kasookalajeed dhabad iyo galinsoor

dhanka kale wararka ka imaanaya deegaanka jabsiile ee gobalka galguduud ayaa iyaguna tibaaxaya in halkaas dagaal garaar uu saaka halkaas kabilowday uu soogaaray maqrinimadii caawa uu soogaraaray ila xog ogaal ah ee halkaas laga helayo ayaa sheegaya in uu jiro khasaara sookala gaaray dhinacyada dirirtu dhexmartay walow aan laqiyaasi karin baaxada khasaaraha intay gaar siisantay labada maleeshiyaad ee kasokala jeeda caabudwaaq iyo xeraale ayaa horay dirir khasaara badan gaystay ugudhexmartay deegaanada laandheer iyo jabsiile

dagaalada aanoyinka qabiilka ayaa ah mid mudooyinkii danbe kusoobadanahay gobalka galgaduud ayoo aysan jirin maamulka galmudug iyo kandowlada fadaraalku anay xal uhelaan colaada soonoqnoqtay ee udhexaysa beelaha halkaas wada daga

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *