madaxwayne hore maxamad cabdulaahi farmaajo war kasoosaray xaalada siyaasadeed ee dalka

madaxwane hore maxamad cabdulahi farmaajo oo war qoraal ah uu soosaray ugubaaqay madaxawayne xasan shiikh maxamud taasoo ah i juun cidalagu martiqaaday ajandaha guud ee katilmaamay intuba waxay muujinayaan in madaxwaynuhu uu wali kaleexanayo in uu sidhab ah uwajoho xaalada siyaasadeed ee dalka kajirta iyo culayska ay leeyihiin arimaha masiiriga ag ee khilaafaadku kataaganyihin

sida aan marab badan katalinay arimaha hesiiska siyaasadeed ubaahan ee taabanaya nasiirka shacabka soomaaliyeed iyo nidaamka dowladnimada dalka waa masuuliyad wadareed ay tahay in aytalawadaag kuyeeshaan dhamaan heer fadaraal iyo heer dowlad gobaleed si loo ilaaliyo wadajir umada iyo waxwada lahaanshaha dadka soomaaliyeed waxaan muuqata in madaxwaynuhu wali garawsan uuna wali kusocdo siyaasada kudhisan cidloojoojinmaayo

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *