wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada xukuumada somaliya

wasiirka shaqada iyo armaha bulshada dowlada fadaraalka soomaaliya ayaa magaalda geneva ee dalka swezerland kulakulmay dhigiisa dalka turkiga

wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada yuusuf axmad aadan iyo wafti uu hagaaminayo oo kusigan magaalda geneva ee dalka swezerland ayaa kulan gaara laqaatay dhigisa dalka turkiga vedat isikhan

wasiirka oo kulankan uu kuweheliyo safiirka soomaliya ufadhiyo swezerland khadro ducaale ayay kagawada hadleen sidii loo adkaylahaa wada shaqaynta labadal ee soomaliya iyo turkiga iyadoo ladhaqan galinayo heshiis ay labada wasaaradood horay u wadasaxiixdeen sanadii 2016 aan wali ladhaqan galin

wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada turkiga oo kulanka kahadlay ayaa sheegay ay dhankooda diyaar uyihiin dhaqangalinta heshiiskii labada wasaaradood kalasaxiixdeen kaasoo waxbadan kataridona hormarinta shaqooyinka iyo kor uqaadista qibradaha shaqaalaha soomaalida iyagoo dhankooda soomagacaabayo gudi farsamo iyo shaqooyinka loo baahanyahay dardargaliya

kulankaan ayaa qayb ka ahaa shirar gaargaar ah uu wasiirka shaqada iyo arimaha busha uu kulayeesha madaxda kasooqayb gashay shirka geneva ujooga kaqaybgalka meertada 113 aad ee ururka shaqaalaha aduunka

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *