wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulsha dowlada fadaralka soomaliya

wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada xukuumada fadaraalka soomaaliya iyo wafti uu hogaaminaya ayaa kaga qaybgala shirka 113 aad ee ururka shaqaalaha aduunka oo kafurmay Geneva

wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada mudane yuusuf xasan aadan iyo wafti balaaran uu hogaaminayo oo soomaaliya ogaqayb galayo fadhiga 113 aad ee shirka shaqaalaha aduunka oo ay sanad walba haayadaha shaqada aduunku ee looyaqaano ilko kuqabato magaalada Geneva ee dalka Swizerland

wafdigaan oo kakooban sadex qaybood oo kala matalayo dowlada iyo ururada shaqaalaha iyo looshaqeeyaha ayaa ay saaka sibuuxda waxa ay oga qayb galeen kulankii furitanka waftiga ayaa kaqayb galaya dhamaan doodaha iyo khudbadaha lagasoojeedinayo shirka

wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada xumada fadaralka yuusuf maxamad aadan ayaa shika kajeedin khudbad uu ogahadlayo xaalada shaqaale ee soomaaliya iyo hormarada dalka kajira halka cumar faaruuq cisman oo ah xoghayaha guud ee xiriirka ururda shaqaalaha soomaaleed ee festu oo matalaya shaqaala waynaha soomaaliyeed ayuu khudbada ugu jeedin doono asaga oo shirka gayn doona fariin kasocota shaqaalaha soomaaliyeed

wafdigaan uu hogaaminayo wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada ayaa inta ay Genava kusuganyihiin waxay kulamo gaar gaar layeelandoonan madaxda hayaha kaladuwan ee shirka kaqaygalaya iyadoo kulamadaas fura unowondoona hormarinta shaqaalaha soomaliyed

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *