Wasiika wasaarada kaluumaysiga iyo dhaqaalaha buluuga ah

wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo dhaqaalaha buluuga ah mudane axmad xasan aadan ayaa maanta si rasmi ah usaxiixay xeer nidaamiyaha cusub ee lagudhisay hay ad ugaar ah ilaalinta badqabka kaluunka iyo sugnaanta cuntada ee dalka somaaliya
xeerkaan ayaa ah talaabo muhiim ah oo laguxoojinayo habraacyada iyo nidaamyada lagu maamulo khayraadka kaluunka siloohubiyo siloohubiyo in kaluunka lahelayo uu yahay mid tayo leh caafimaad qaba isla markaana kuhaboon suuqyada gudaha iyo dibabada haayadaan cusub ayaa kaalin mug leh kaqaadan doonta ilaalinta badqabka kaluunka iyada oo sare uqaadayso kalsoonida macaamiisha iyo ganacsiga
xeerkaan waxaa uu sidookale uu xoogga saarayaa suuqgaynta kaluunka soomaaliya dhoofintiisa iyo kobcinta dhaqaalaha dalka somaaliya oo hodanku ah khayraadka badda ayaa fursad wayn u leh inay kafaaiidaystan suuqyada caalamiga ah ee kalunka iyadoo haayada dhowrista iyo badqabka kaluunku ay kaalinwayn kaqaadan doonto hagaajinta iyo tayaynta kaluunka
tani waxay uhorseedi doontaa in dhoofka kaluunku uu noqdo mid xeer iyo sharci kusalaysan laguna kalsonaankaro taas oo kor uqaadi doonta sumcada kaluunka soomaaliya iyo dakhliga laga helo
guud ahaan xeerkaan cusub ayaa dhiiragalinaya kobaca dhaqaalaha dalka oo kasooxaroondoona dhofinta kaluunka isagoo abuurayo jawi ganacsi oo sharciyaysan hufan islamarkaan ilaalinaya badqabka cuntada
haayada dhowrista badqabka kaluunka ayaa sidookale lafilayaa inay kor uqaado xifadaha shaqalaha kaluumaysiga iyo maamulka islamarkaana gacan kagaysta ilaalinta deegaanka badda sikaluunka soomaaliyeed mustaqbal unoqdo midwaara oo faaiida badan u leh bulshada soomaaliyeed